Wiil Somali ah oo xubanaha lagala baxay

Posted on 11/25/2021
| 133 views

Muuqaal khalkhal leh uu dhex marahayey baraha bulshada, marxuum ku dhintay magaalada Columbus Ohio oo la Yiraahdo Mohamed Abdi Hersi Allah u naxariistee.