Musharax Moxamed Ali

Posted on 01/09/2021
| 14 views

Moxamed Farax Cali oo u sharaxan Columbus Public schools, Moxamed wu xuu digsiga sare ka dhigtay Columbus Public Schools, wuxuuna ka qaadatay shahaadada Electric Engineering Jaamacad Ohio State University.