Eng. Safiyo Moxamed

Posted on 11/09/2021
| 17 views

Information Technology ama IT ma ahan field ay dumarku u badan yihiin waxaan waraysi la yeelanay Ingenerad Safiyo Moxamed oo ah IT manager, baa ka faalootay siday ku gashay iyo jiilka soo socda siday u qaabili lahayaayeen IT.